Hooyada Dhashay Gabadhii dilka iyo Kufsiga loogu geestay Gaalkacyo oo dalbatay in…

Hooyada dhashay  Caa’isha Ilyaas Aadan oo ahayd gabar yar oo kufsi fool xun iyo dil loogu gaystay magaalada Gaalkacyo ayaa sheegtay in wali sugayaan in cadaalada la horgeeyo ragii falkaasi foosha xun ka dambeeyay. Hooyada oo Warbaahinta kula hadashay magaalada Gaalkacyo ayaa sheegtay in gurigeeda ugu yimaadeen daraad saraakiil katirsan laanta Dambi baarista Puntland, waxa ayna … Continue reading Hooyada Dhashay Gabadhii dilka iyo Kufsiga loogu geestay Gaalkacyo oo dalbatay in…